Latest update April 19th, 2018 1:41 PM
Feb 27, 2018 cabdicasiis mohamed Dhacdooyin, Qof Muhiim ah, Wararka, Waxbarasho 0
AfkaygaiyoAfkaHooyo. Af-soomaliwaaafkiisaddexaadeeaanbarto, ma garankarohaddiiuunoqonayoafkaygiihooyo mar haddiiaandhawaanbartayooaanaanyaraantaydikuhadliaqoonin. Hasayeesheeafiguqaali ah...Feb 15, 2018 cabdicasiis mohamed Bogga Horumarka, Dhacdooyin, Qof Muhiim ah, Wararka, Waxbarasho 0
Bandhiggii caalamiga ahaa ee buugaagta ee Qaahira oo la soo gabogabeeyey!!! Xalay markii uu warkii Afka-carabiga ee 11:00 habeenimo ee BBCda,laanteeda Afka-carbeed ku hadashaa dhammaaday,ayaa waxa ay...Feb 15, 2018 cabdicasiis mohamed Dhacdooyin, Qof Muhiim ah, Wararka, Waxbarasho 0
Ilaahay ayaa mahad leh isaga ayaan Ku shukriyeynaa, oo kaalmaysanaynaa, oo dambi dhaaf weydiisanaynaa, llaahay ayaan ka magan galaynaa nafteena sharteeda iyo acmaasheena xun. llaahay wuxuu waajibiyey...Feb 08, 2018 cabdicasiis mohamed Dhacdooyin, Qof Muhiim ah, Wararka, Waxbarasho 0
https://youtu.be/-X3ruDJQLdw cabdicasiis mohamedFeb 03, 2018 cabdicasiis mohamed Bogga Horumarka, Dhacdooyin, Qof Muhiim ah, Wararka, Waxbarasho 0
maanta oo taariikhdu tahay 3.2.2018, waxa uu dugsiga Aqoonyahan ee ingiriisigu guddoonsiiyey ardayadan oo la yidhaahdo: Riyaad Cali Xasan shaadadeedii ingiriisiga(Diploma in English) oo ay...Jan 29, 2018 cabdicasiis mohamed Dhacdooyin, Qof Muhiim ah, Wararka, Waxbarasho 0
Dalku wuxu u baahan yahay, hogaamiye iyo madax ka horjoogtsata dhiigaa dhalinyarada ee daadanaya, u horseeda maskax furan, kuna shaqeeysa is dhexgalka bulshada ah, Isla markaasna leh hami ah in...Jan 29, 2018 cabdicasiis mohamed Dhacdooyin, Qof Muhiim ah, Wararka, Waxbarasho 0
Ayaamihii BBCda,Laanta Afka-Carabiga!!!! BBCda,laanteeda Afka-Carabiga ayaa maanta oo bishu tahay 29.1.2018, waxay u dabaal dageysaa sanad guuradeedii sideetanaad(80aad) ee ka soo wareegtay markii la...Jan 16, 2018 cabdicasiis mohamed Dhacdooyin, Qof Muhiim ah, Wararka, Waxbarasho 0
Shacabka reer Turkiya waxay leeyihiin taariikh aad u fac weyn oo xadaarad leh, xalay waxey ii aheyd habbeen qiimo ii leh, waxan dheehday oo qalinka usoo qaatay madaxweyne Ordugan, waxqabadka uu u...Jan 16, 2018 cabdicasiis mohamed Dhacdooyin, Qof Muhiim ah, Wararka, Waxbarasho 0
PROF. MOHAMED AHMED FARAH (JAAFAA), ASTAAMAHA HOGAAMIYAHA WANAAGSAN Culimada ku xeelka dheer Cilmi-nafsiga bulshada aadamiga ah, waxay xaqiijiyeen oo farta ku wada fiiqeen ;” Ahmiyadda Hoggaaminta...Jan 08, 2018 cabdicasiis mohamed Dhacdooyin, Qof Muhiim ah, Wararka, Waxbarasho 0
Maqaal qiimo iyo qaayo badan oon ka akhristay Mareegta Caalamiga ah ee Hadhwanaagnews.com!! Waxay ahayd xalay sacaddu markii ay mareysay 11:00 habeenimo markii aniga oo qolkayga dhexjiifa oo...Apr 19, 2018 0
Maamulka iyo ardayda Dugsiga Aqoonyahan ee Afka-ingiriisiga lagu barto,ayaa saaka oo khamiis ah, Shahaado sharaf iyo Billad sharaf guddoonsiiyey,Ciidanka Dabdamiska Somaliland.Maamulka iyo Ardayda dugsiga Aqoonyahan iyagoo uga mahadcelinaaya ciidanka dabdamiska Somaliland,hawsha adag ee ay qaranka...